Post Detail

horumarinta dhalinyarada somaliyed

dhulka somalidu degto waxa kajira duruufo iskumid ah waana tan noo tilmaamaysa inaan markasta muujino midnimo ,wadijir ,iyo wadashaqayn dhow ,guul kasta uu gaaro qof ku abtirsada somaliawa mid guud khasaaro kasta gaadha qof somaliyed waa mid dhamaanteen inaga wada goan sidaa daraadedd u istaaga barnaamijka

#ADEEGA DHALINTA IYO DADKA JILICSAN

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *